+252 615271034 info@jubajalaato.com

Juba Ice Cream

Muudso oo Macaanso Jalaatada Juba

Hadda Dalbo oo Hadda Hel

High Quality & Low Price

Juba Ice Cream

Muudso oo Macaanso Jalaatada Juba 

Hadda Dalbo oo Hadda Hel

High Quality & Low Price

Juba Ice Cream

Muudso oo Macaanso Jalaatada Juba

Hadda Dalbo oo Hadda Hel

High Quality & Low Price

Available At

Our Main Campus

KM4, Dhabarka

Hotel Nasahablod 1

Call: 613667788

Macruuf Business Center

Wadada Taleex,

Opposite Taleex Restaurant

Call: 613667788

Somoil Supermarket

Isgoyska KM4, Wadada

Makka Al-mukarama

Call: 613667788

Jazeera Hotel

Agagaarka,

Aden-Adde Airport

Call: 613667788

Cycling Shop

Our Cycling Motors Is Everywhere

Mootooyinkeena wareega waxaa aad kula kulmi karta meel kasta magaalada Muqdishu, waxaa ay kuu hayaan dhamaan Jlaatooyin-ka iyo ice creams-ka ay sameyso warshada Juba, iyagoo aad u qiimo jaban aadna ka wada maqsuudi doontan iyo adeeg ku raali galiya.

Hadaba si aadan u seegin marka xigta ee aad la kulanto mootooyinka wareega ay shirkada kuu soo kordhisay fadlan la xiriir xaruunta kugu dhaw ee aad ka heli karto jalaatada Juba Ice Creams & Tip Top.

Our Products

Large Cream

Medium Cream

Small Cream

TipTop Orange

TipTop Strawberry

TipTop Fanilla

Welcome to Juba

Ice Creams

Juba Jalaato & Ice Creams

Waxaan kuu hayna jalaato aad u macaan oo  si heer sare ah loo diyaariyay, waana mid lagu farsameeyay gudaha dalkeena hooyo waxaana laga sameeyay qudaarta dabiiciga ah ee dalkeena ka baxa sida babaayga, mooska, canbaha, canuuniga iwm.

Si aad uga haqabeesho fadlan ka dalbo xaruumaha ganacsi ee aan adeegeena siino kuwaa oo ku kala yaala dhamaan dagmooyinka gobalka Banaadir iyo duleedkeeda.

Happy Clients

Juba Jalaato waa nuuc jalaato oo aan waligey kuarag magaalda Muqdisho waligey, Mahadsanidin Juba Jalaato.

Ali Hassan

Juba Jalaato waxaa aan iibsadaa maalin kasta, runtaa aad baan ugu helay dhadhankeeda macaan.

Aisha Mohamed

TipTop Juba Jalaato waa mid aad ugu maqsuuday, had iyo jeer ayaan ka iibsada bajaaj-yada wareega

Xiriir Abdi

Juba Jalaato & Ice Cream

Muudso Oo Macaanso Jalaatada Juba Ee Laga Wada Maqsuuday

Most Loved

Medium Ceramic

%

Sale Every Day

Location

A KM4, Dhabarka danbe Nasa-Hablod 1

Mogadishu, Somalia

(+252) 615271034

info@jubajalaato.com

Fallow Us

Follow us on our Social Media

Join over 14,000 lovers

Contact Us

The students chose a relational match 57 percent of the time, rather than focusing professional dissertation help just on matching the animals on the previous cards